Queensland
Qaybta PDF ee boggan (9kb)
Koorso ama bixiyeyaasha koorsooyinka
Guddiga Queensland ee Waxbarashada Nolosha oo dhan
Haya’dda ugu weyn ee waxbarashada dadka waaweyn ee ka jirta Queensland. Waxay bixisaa buugga tusaha ee wabarashada dadka waaweyn iyo bulshada.
http://www.llcq.org.au/eddb/public_search_courses.asp
Shabakada Waxbarashada Queensland
Waa shabakad xaruumo waxbarasho oo ujeedadeedu tahay inay kordhiso fursadaha waxbarasho oo la siiyo dadka ku nool gobolada, miyiga iyo meelaha fogfog ee Queensland.
Shirkadda Koleejka Beeraha ee Australia
Waxay bixisaa tababarka beeraha oo ay ku jiraan koorsooyin gaagaaban.
http://www.agriculturalcollege.qld.edu.au
TAFE Queensland
Waxay bixiyaa macluumaadka ku saabsan machadyada TAFE-ka ee ka jira Queensland.
Xogaha waxbarashada bulshada
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tababarka ee Queensland
Macluumaadka ku saabsan tababarka mihnadaha ee Queensland.
http://www.training.qld.gov.au
Xaruumaha Bulshada iyo Ururka Shabakadda Taageerada Qoyska
Shabakadda haya’daha ku howlan bixinta adeegga ayadoo la marayo xaruumaha bulshada, xaruumaha neighbourhoodka iyo adeegyada taageerada qoyska.
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga
Centacare Cairns – Adeegyada Dejinta Soo-galootiga
http://www.migrantservices.org
Xarunta Daryeelka Daaqa ee Dhaqannada-badan
Guriga Bulshada ee Inala
www.southwestneighbouringcommunities.com.au
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga ee Logan and Beenleigh
http://accesservicesinc.org.au
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga ee Townsville-Thuringowa
Barnaamijka Dejinta Soo-galootiga ee Wide Bay
http://www.hbnc.com.au/joomla/content/view/64/100
Haya’dda Horumarinta Bulshada ee Mount Isa
Haya’dda Horumarinta Dhaqannada-badan
Adeegyada Bulshada ee Xiriirka-badan
Kooxda Taageerada Dhaqannada-badan ee Townsville
Adeegga Macluumaadka Soo-galootiga ee West Moreton (Goonda Neighbourhood House)
http://www.ipswich.qld.gov.au/community/directories/community/index.php?action=view&id=24