South Australia
Qaybta PDF ee boggan (7kb)
Koorso ama bixiyeyaasha koorsooyinka
Bixiyeyaasha Waxbarashada Bulshada ee Dadka Waaweyn
Buugga tusaha ee bixiyeyaasha waxbarashada bulshada dadka waaweyn oo ka jira South Australia.
Haya’dda Guryaha iyo Xaruumaha Bulshada iyo Neighbourhoodka
Waxay liis-garaysaa xaruumaha ka jira South Australia.
http://www.canh.asn.au/centres--houses.aspx
South Australia Council for Adult Literacy
Waxay liis-garaysaa barnaamijyada aqris/qoraalka ee ka jira South Australia.
TAFE SA
Waxay baartaa koorsooyinka TAFE-ka ee ka jira South Australia, oo ay ka midka yihiin koorsooyin gaagaaban.
WEA South Australia
Bixiyaha ugu weyn waxbarashada bulshada dadka waaweyn, oo bixisa ugu yaraan 1800 koorsooyin gaagaaban ee ka jira Adelaide.
Xogaha kale ee waxbarashada bulshada
Wasaaradda Waxbarashada dheeraadka, Shaqo-helidda. Sayniska iyo taknolojiyadda
Macluumaad ku saabsan waxbarashada bulshada ee dadka waaweyn oo ka jirta SA.
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga (South Australia)