Tasmania
Qaybta PDF ee boggan (7kb)
Koorso ama bixiyeyaasha koorsooyinka
Waxbarashada Dadka Waaweyn Tasmania
Waxaa laga fiiriyaa in ka badan 800 koorsooyinka laga helo Tasmania.
http://www.adulteducation.tas.gov.au
Neighbourhood Houseska iyo Xaruumaha Waxbarashada Bulshada
Haya’dda Tasmanian ee Guryaha Bulshada waxay bixisaa buugga tusaha xaruumaha laga helo Tasmania.
http://www.tach.asn.au/members/
Boolitaknikada Tasmanian
Bixiyaha ugu weyn ee tababarka mihnadaha. Waxay kaloo siisaa barnaamijyada asaasiga ah soo-galootiga.
http://www.polytechnic.tas.edu.au/foundation-programs.aspx
Machadka Xirfadaha Tasmania
Tababarka Mihnadaha ee Launceston.
http://www.skillsinstitute.com.au/
Xogaha kale ee waxbarashada bulshada
Wasaaradda Waxbarashada ee Tasmania
Xiriirada xogaha waxbarashada bulshada ee Tasmania.
http://www.education.tas.gov.au/ace
Xirfadaha Tasmania
Macluumaad ku saabsan taageerada dowladda ee waxbarashada iyo tababarka mihniga ee Tasmania.
http://www.skills.tas.gov.au/learners/courses
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga
Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga (Northern Tasmania)