Western Australia

Qaybta PDF ee boggan (6kb)

WA

Koorso ama bixiyeyaasha koorsooyinka

Training WA

Macluumaad ku saabsan TAFE-ka waxbarashada bulshada ee ka jirta WA, oo ay ka mid tahay buugga tusaha.

Neighbourhood-ka iyo xaruumaha waxbarashada bulshada

Waa Xiriirka Xaruumaha Waxbarasho kaas oo ah haya’dda ugu sarraysa dowlad-goboleedka wuxuuna bixiyaa liiska xaruumaha ee ka jira Western Australia.

UWA Entension

Qaybta bulshada ee jaamacadda University of Western Australia waxay bixisaa koorsooyin aad u ballaaran.

Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga

Xarunta Dhaqannada-badan ee Fremantle

Xaruumaha Macluumaadka Soo-galootiga ee Metropolitan